Isbuucan ayaa caalamka waxa laga xusay maalinta akhrinta iyo qoraalka waxana loogu tala galay maalintan in bulshada caalmka lagu baraaruujiya muhiimada ay leedahay in qofka uu wax akhrin karo.
Khalif Shekh Isaaq wa madaxa wasaarada waxbarashada Dalka e ismaamulka Garissa waxa uuna dadka ku nol ismaamulka Garissa ugu baaqay inay ka faa iidaystaan fursadaha wax barasha.