DHAGEYSO:Xildhibaanka Mvita oo kulan la qaatay jaaliyadda soomaalida ee Mombasa

0
490

Mudanaha deegaanka Mvita ee ismaamulka Mombasa Cabdisamad Shariif Naasir ayaa la kulmay guddiga jaaliyadda soomaaliyeed ee dowlad deegaankaasi.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya waxyaabaha ay labada dhinac ka wada hadleen.