DHAGEYSO:Xaaladda abaarta ee ismaamulka Lamu ee laga deyrinaya

0
715

Saraakiisha ismaamulka Lamu iyo kuwa dowladda dhexe ayaa maanta yeeshay kulan degdeg ah oo ku saabsan wax ka qabashada xaaladda nololeed ee ka dhalatay saameynta abaarta waxayna faahfaahin siiyeen warbaahinta.