DHAGEYSO:Ehellada dadkii lagu laayay Golweyn oo ku bannanbaxyo Muqdisho si marxuumiintooda ay caddaalad u helaan

0
455

Waxaa muddo 23 cisho oo meydadka dadkii ciidanka AMISOM ay ku dileen deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose koonfurta dalka Soomaaliya, ay wali ku jiran faranjiyeerro ama dallaagad.
Ehellada dadka ay dileen ciidamada AMISOM ayaa si joogta ah ugu banaanbaxayaan waddooyinka caasimadda wadanka Soomaaliya ee Muqdisho si marxuumiintu ay caddaalad u helaan.
Waxaa ay madaxweynaha Soomaalia iyo Rw Rooble ugu baaqeen inay wax ka qabtaan arrinkan.