DHAGEYSO:Faadumo Geeddi oo ku baaqday inay heshiiyaan madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

0
591

Wakiilka dumarka ee dowlad deegaanka Wajeer Fatuma Geeddi Cali oo saaka marti ku ahayd barnaamijka hoggaanka Star ayaa ka warbixisay arrimo dhowr ah oo dhinacyo badan taabanaya si gaar ah khilaafka u dhexeya madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.
Waxaa qodobkan faahfaahinaya Yuusuf Gaas.