Ugu yaraan laba carruur ah ayaa la Xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen fatahaadaha cusub ee Webiga Shabelle ka gaystay magaalada Jowhar iyo tuulooyinka u dhow sida uu warbaahinta u sheegay Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabelle Maxamad Qaasim Daqarre