Masuuliyiinta maamulada Galmudug iyo Puntland ee Gobolka Mudug ayaa shaaciyay inay xal ka gaareen xiisado kasoo cusboonaaday deegaano hoostaga degmada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.
Gudoomiyeyaasha gobolka Mudug ee labada maamul iyo Taliyaha ciidamda daraawiishta Puntland ee gobolka Mudug ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay ka dib markii ay dib u celiyeen geel la kala dhacay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulada Puntland iyo Galmudug oo xal ka gaaray xiisad maleeshiyaad u dhexaysay