DHAGEYSO:Kansalihii hore ee Fafi oo ku baaqay in gargaar loo fidiya dadka xoola dhaqatada ah

0
423

Kansalihii hore e deegaanka FAFI e degmada FAFI e ismaamulka Garissa Nuur Bare ayaa ku baaqay in gar gaar loo fidiya dadka xoola dhaqatada ah o ay abaarta saamaysay una baahan gar gaar deg edg ah.