DHAGEYSO:Ganacsatada Muqdisho oo sheegay inay sare u kacday maciishadda

0
749

Qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in Maciishadda qutul daruuriga ah ee sida Maalinlaha ah loo isticmaalo ay Sare u kacday.
Waxayna u aaneeyeen waxyaabo kale duwan ayaguu ugu baaqay dowladda iyo Ganacsatada waaweyn in il gaar ah lagu eego dadka danyarta ah.