Maamullada Turkiga oo doonaya in 15 sano la xiro mulkiilaha barta ByLock

0
708

Hay’adaha dambi baarista ee wadanka Turkiga ayaa ku dadaalaya in 15 sano oo xabsi ah lagu xukumo mulkiilaha barta la isugu diro farriimaha degdegga ee ByLock.
Waxay sheegeen inay tuhmayaan in kooxdii ka dambeysay iskudaygii afgembi ee sanadkii 2016-kii ay bartan adeegsatay.