DHAGEYSO:Shacabka Dhiciso ee Garissa oo biyo la’aan ka cabanaya

0
431

Dadweynaha ku nool tuulada Dhiciso ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujinaya biyo la’aan soo foodsaartay ka dib markii ay cillad ku timid matoorkii ay isticmaalayeen.
Qaar ka mid ah waxgaradka tuuladaasi oo la soo xiriiray idaacadda Star FM ayaa sheegay in biyo la’aan awgeed ay naftoodu halis ku jirto sidaas awgeedna ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayay odayaasha Dhiciso khadka taleefoonka ugu warrameen