DHAGEYSO:Guddoomiyaasha guddiyada cayaaraha ee waqooyi bari oo shir uga qayb galay Mombasa

0
368

Magaalada Mombasa ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay shir labo cisho halkaasi uga socday guddoomiyaasha guddiyada cayaaraha ee 47-da ismaamul ee dalka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya