DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku baaqay in la caawiyo carruurta agoonta

0
458

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday Xarunta Carruurta Agoonta Booliska Soomaaliyeed.
Waxaa u Ra’iisul wasaaruhu sheegay inay muhiim tahay Caawinta Carruurta agoonta ah.