DHAGEYSO:Mandera oo laga dareemayo u diyaar garowga ciidul adxaa

0
373

Iyadoo lagu wado in Talaadada loo dabaal dego munaasabadda ciidul adxaa ayaa waxaa Mandera naga soo gaaraya inuu hoos u dhacay qiimaha lagu kala iibsado geela
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Mandera Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan oo dhameystiran soo diray.