DHAGEYSO:Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay inay dajinayaan Qorshe Cadaalad dhab ah

0
643

Wasiirka Wasaarada Caddaalada Dowlada Fedraalka Soomaaliya Ayaa wuxuu sheegay in sharci Caddaaladeed oo dhamaystiran an lama samayn karin ilaa ay ka wada shaqeeyaan hay’adaha Garsoorka heer Federaal iyo heer dowlad goboleed.
Wasiirka Cadaalada Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur oo la hadlay howlwadeeno ka Tirsan Waaxyaha Cadaalada ee Dowlada dhexe iyo Maamul goboleedyada ayaa sheegay inaan inta badan Diirada la saarin arimaha Cadaalada taasoo keentay inaan sidii la rabay loogu guulaysa.