DHAGEYSO:Kulan sare loogu qaadayay adeega caafimaadka oo lagu qabtay Kismaayo

0
324

Wasaarada caafimaadka ee dowlad goboledka jubbaland oo maanta magaalada kismayo ku qabatay kulan loogu hadlaaye sare u qaadista adeegyada caafimadka iyo nafo qeenta caruurta.
Fartuun Bishar Mohamed ayaa qodobkan Kismayo inooga soo dirtay.