DHAGEYSO:Guddiga musuqmaasuqa soomaaliya oo faahfaahiyay hay’adaha ay la xisaabtamaan

0
363

Gudoomiyaha Guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa ee Soomaaliya ayaa waxay Faaahfaahin ka Bixiyeen hay’adaha iyo dhamaan dhinacyada ay dabagalka ku Sameeyaan.
Gudoomiyaha oo Warbaahinta dowlada la hadlay ayaa sheegay inaysan Kaliya Hay’adaha dowladda kula xisaabtamin shaqooyinkooda balse ay dabagal ku Sameeyaan Falalka Musuqa ahna kula Xisaabtamaa dhammaan hay’adaha,dowliga ah kuwa Samafalka,Ajaanibta kale ee wadanka ka howlgasha iyo Cidkasta oo falal wax isdabamarin ah ku kuyeelata, Maadaama sida uu Dastuurka wadanka Soomaaliya uu farayo guddiga la dagaalanka musuqmaasuqa