Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya lagu qabatay Kulan lagu taageerayay Guusha uu Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun ka gaaray Doorashadii dhawaan ka dhacday deegaanada Soomaaliland gaar ahaan Magaaalada Hargaysa.
Wasiirka wasaarada gargaarka iyo Maaraynta musiibooyinka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah oday dhaqameedka Soomaaliya ayaa Munaasabadda ka hadlay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Muqdisho oo lagu qabtay kulan lagu taageerayay guushii xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun