DHAGEYSO:Wiil loo maleynayo in la soo xaday oo lagu hayo Kilifi

0
1357

Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay la hadal hayay xadidda carruurta iyo afduubkooda ayaa waxaa deegaanka Mariakani oo ka tirsan ismaamulka Kilifi ee gobolka xeebta soomaalida halkaasi deggan ay hayaan wiil yar oo soomali ah kaas oo uu nin mooto watay halkasi uga tagay .
Wariyaheena gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa booqday deegaankaasi warbixintaana noo soo diray.