DHAGEYSO:Somaliland oo ka hadashay sare u kaca shidaalka

0
359

Wasaaradda Ganacsiga ee Somaliland ayaa Faahfaahin ka Bixisay Sare u kaca Ku yimid Qiimaha lagu kala iibsanayo Noocyada kala duwan ee Shidaalka.
Agaasimada guud ee Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliland oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sidoo kale faahfaahiyay qiimaha ay dowladdu u goysay Noocyada Shidaalka Maadaama ay Ganacsatadu cabasho ka Muujinayeen sare u kaca Shidaalka.