DHAGEYSO:Cudurro ka dilaacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe

0
349

Cudurrada Duumada iyo Shuban biyoodka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay ka dilaaceen tuulooyin hoos taga degmada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellada dhexe.
Dadka shacabka ah ee ku Nool tuulada MOYKO ayaa warbaahinta la hadlay.
Waxaa ayna sheegeen inay hadda wajahayaan Xaalad adag oo dhanka Binu’aadanimada ah.
Waxaa ay tilmaameen inay cudurro iyo Baahi isu daran tahay