Warbixin ay soo saartay hayda qaramada midoobay u qaabilsan cunada ee WfP ayaa lagu sheegay in dad gaaraya 43-million oo ku kala nool 43-dal oo dunida ah ay wajahayaan xaladdo macaluul oo daran.
Warbixinta WFP, waxaa lagu sheegay in arinkani ay sabab u tahay xalddo dhawr ah oo is biirsaday kawaas oo kala ah dagaaladda ka socda qaar badan oo ka mida ah wadamada caalamka, Isbadalka cimiladda iyo jaha wareer dhaqaale oo soo wajahay in badan oo kamid dadkan .
Sido kale haydu waay sheegatay in sixirka maciishada oo kor u kacay uu qayb ka qaatay arinkan waxay dalbadeen aduun lacageed oo gaadhysa 6-billion oo doolarka marayakanka ah si wax loo qabto culaysyada dadkani ay wajahayaan.