DHAGEYSO:Itoobiya oo ay doorasho ka dhacayso

0
334

Shacabka dalka Itoobiya ayaa maanta ka qayb qaadanaya doorashadii lixaad ee wadankaasi.
Codeynta ayaan ka socon deegaanada gobolka waqooyi ee Tigray iyo dowlad deegaanka Soomaalida sida uu faahfaahinayo Siyaad Bashuuc Saneey