DHAGEYSO:Qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya oo laga furayo goobo lagu dhaqan celiyo maleeshiyaadka

0
456

Wafdi ka socda Wasaaradda amniga dowladda Soomaaliya ayaa waxay Kormeereen Goobaha ay ku jiraan shaqsiyaadka Al-shabaab ka soo goostay ee Ciidamada dowladda isku soo dhiibay Kuwaasoo halkaas dhaqan celin loogu Samaynayo.
Mas’uuliyiinta Wasaaradda amniga oo Kormeedkooda kadib Warbahainta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyeen goobaha ay Kormeereen iyo xaaladda halkaas ka jirta