DHAGEYSO:Wasiirka amniga Soomaaliya oo shacabka baaq u diray

0
731

Wasiirka Wasaarada amniga Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Xasan xundubey Jimcaale ayaa bulshada ugu baaqay inay ka feejignaado bacaha qashinka ee la dhigo hareeraha waddada.
Wasiirka ayaa sheegay in Kooxaha Argagixisada ay marxalado kala duwan soo mareen hadana ay u muuqdaan inay aad u awood yar yihiin ciidamada amaankuna ay hada raadinayaan Xudunta Al-shabaab hadana ay dad badan u hayaan wixii warbixin ahna ay dib bulshada kala wadaagi doonaan.