DHAGEYSO:Wasiirka Amniga Soomaaliya oo ka hadlay amaniga Doorashada

0
485

Wasiirka wasaarada Amniga Soomaaliya Xassan Xundumeey ayaa sheegay Inkastoo doorashada goobaha lagu qabanayo ay ka badan yihiin sidii hore hadana ay diyaariyeen ciidamo ku filan sugida amaanka doorashada.