Wararkii ugu dambeeyay xaaladaha Corona Virus Kenya

0
474

Wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa galabta shaaciyay kiisas hor leh oo COVID 19 Waxaana la diiwangaliyay 456 xaaladood.
Celcelis ahaa heerarka COVID 19 ee dalka waxaa ay marayaan boqolkiba 8.1%.
24-kii saac aynu soo dhaafnay waxaa baaritaano caafimaad lagu sameeyay dad gaaraya ama dhecaan dhan 5,626.
Kiisaska guud ee Corona Virus Kenya waxay marayaan 176,137.
Halka ay ka soo soo kabsadeen viruska 535 oo bukaano dhan ,bogsashada guud ayaa tan ka dhigaysa 120,894.
Waxaa xanuunka u geeriyooday 24-kii saac ee u dambaysay dad gaaraya 7 ,dhimashada guud ayaa tan ka dhigtay 3,428.
Nairobi 116, Kisumu 66, Busia 42, Siaya 30, Mombasa 28, Kilifi 26, Homa Bay 22, Bomet 18, Kakamega 18, Nyamira 12, Nakuru 10, Uasin Gishu 9, Trans Nzoia 9, Kisii 6, Meru 6, Kericho 5, Vihiga 5, Elgeyo Marakwet 4, Kiambu 3, Bungoma 2, Garissa 2, Turkana 2, Kajiado 2, Laikipia 2, Machakos 2, Makueni 1, Murang’a 1, Nandi 1, Narok 1, Taita Taveta 1, Tharaka Nithi 1, Migori 1, Embu 1 and Kirinyaga 1.