Xildhibaankii hore ee Kibwezi oo geeriyooday

0
614

War degdeg ah ayaa sheegaya inuu geeriyooday mudanihii hore ee deegaanka Kibwezi ee ismaamulka Makueni Kalembe Ndile.
Xubno ka mid ah qoyskiisa ayaa warbaahinta u xaqiijiyay inuu ku dhintay isbitaalka Nairobi Hospital.
Mr. Ndile oo in muddo ah xanuunsanaa ayaa halkaasi lagi daaweynayay.