Deegaanka Asxaabito ee waqooyiga Mandheera ayaa degmo loo aqoonsaday.
Wasiirka wasaaradda adeegga dadweynaha iyo hormarinta Geoffrey Ruku ayaa daahfuray Deegaanka Asxaabito iyadha oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiinta ismaamulka Mandheera.
Qodob wareedkan oo dhamaystiran waxaa Mandheera ka soo diyaariyay Cabdiqafaar Cumar Ibrahim.