DHAGEYSO:Digniin loo diray saraakiisha ku howlan xatooyada dawooyinka caafimaadka ee Samburu

0
490

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Samburu Dr. Nasir Lekudere, ayaa digniin u diray saraakiisha ku howlan xatooyada dawooyinka caafimaadka ee dowalad deegaankaasi.
Waxaa uu sheeegay in shakhsiyaadka lagu helo falal noocan shaqada laga joojin doono, islamarkaana sharciga ay wajihi doonaan.