DHAGEYSO:Ururka macallimiinta ee KUSNET oo ku hanjabay shaqo joojin

0
307

Ururka ay ku mideysan yihiin macallimiinta wax baro ardayda qabo baahiyaha gaarka ah ee KUSNET ayaa ku goodiyay in xubnaha ka tirsan ay shaqo joojin qaran ku dhaqaaqi doonaan.
Waxay doonayaan in la sameeyo nidaam wanaagsan oo lagu wanaajinayo mushaaraadkooda.
Xoghayaha guud ee ururka KUSNET James Torome ayaa hoosta ka xarriiqay in haddii aan la xallin tabashadooda in macallimiinta ay shaqo joojin guda geli doonaan
Waxaa uu intaasi ku daray in mushaarkooda uu aad u yar yahay.