DHAGEYSO:Bulshada magaalada Garissa oo loogu baaqay inay bixiyaan biilka biyaha

0
289

Maamulka biyaha wakaalada magaalada Garissa ee Gawasco ayaa shacabka u diray fariin ku aadan hanbalyada ciida carafe oo maalintii labaad muslimiinta u dabaal degayaan.
Madaxa dhanka xiriirka dadweynaha mr Cumar Cabdulaahi Nuur oo loo yaqaan Panadol oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka iyo shirkadaha ganacsi in ay bixiyaan lacagta Biyaha.

Waaxada qaranka iyo maareynta biyaha dalka ee loo yaqaan Warma ayaa warbixinada ay soo saarto sanad waliba ku sheegtay in magaalada Garissa ay ka mid tahay gobolada ugu liita dalka ee laga helo biilka biyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here