Wararkii ugu dmabeeyay xaaladaha Corona Virus ee kenya

0
283

480 kiis oo cusub oo COVID 19 ayaa Kenya laga diiwangaliyay maanta ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dheecaan dhan 5,120.
Xaaladaha guud ayaa tan ka dhigtay 190,183
Heerka Coroba Virus Kenya maanta waxaa uu maraya Boqolkiba 9.4%
Waxaana ka soo kabsatay Viruska bukaan dhan 148 ,bogsahsda guud ayaa maraysa 180,080.
Halka 5 qof ay u geeriyoodeen COVID 19 dhimashada guud ayaa tan ka dhigaysa 3,737.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here