Cuba oo laga daadgureeyay 70 kun oo qof

0
454

Maamullada jasiiradda Koonfureed ee dalka Cuba ayaa daadgureeyay 70,000 oo qof.
Tallaabadan ayaa timid ka dib markii ay soo baxday cabsi laga qabo in dabeylo xooggan iyo daadad ay halkaasi saameeyaan.
Wararka ayaa intaa ku daraya in saddex qof ay u dhinteen duufaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here