DHAGEYSO:Maxaad ka aaminsan tahay bedelidda midibka qofka?

0
651

Bulshada soomaaliyeed ayaa aragtiyo kala duwan ka qabta hablaha midibkooda bedela iyagoo isticmaalaya waxyaabaha la isku qurxiyo halka ay jirto sabab ay cuskanayaan haweenka sidan sameeya.
Maxamad Baaruud Xuseen oo arrinkan u kuur galay ayaa warbixintan Dadaab ka soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here