Dawladda dalka waxay u qoondaysay Ksh.950 milyan sanad maaliyadeedka hadda socda si ay u xalliso cabashooyinka dhibbanayaasha ay waxyeeladu ka soo gaarto duurjoogta.
Arrintani waxaa shaaca ka qaaday madaxweyne ku xigeenka dalka Kithure Kindiki oo socdaal ku marayay Waqooyiga Laikipia.
Kindiki waxa uu intaa ku daray in dhibanayaal ku sugan Laikipia ay heli doonaan Ksh.70 milyan oo lacag ah.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Dowlada oo magdhaw siinaysaa dadka ay waxyeelada ka soo gaarto duurjoogta