DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Baydhabo oo ka hadlay shirka madaxda soomaalida

0
454

Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay sidoo kalena ah Caasimadda KMG ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Aragtiyo kala duwan ka dhiibtaya Shirka 20-ka bishaan uga furmi doono magaalada Muqdiso Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada xubno ka ah