Xaaladaha COVID19 ee India oo kor u dhaafay 25 milyan

0
374

Kiisaska cudurka COVID19 ee dalka India ayaa ka sare maray 25 milyan ka dib markii 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay la xaqiijiyay xaalado cusub oo gaaraya 263,533
Sidoo kale 4,329 qof oo dheeraad ah ayaa cudurka ugu dhintay gudaha India .
Tirada guud ee ka dhalatay corona ee dalkaasi ayaa hadda ah 278,719 sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka.