Caalamka Saacad kasto waxaa Qaza ku dhaawacmo saddex carruur ah By star - May 17, 2021 0 460 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hay’adda badbaada carruurta ee Save The Children ayaa sheegtay in tan iyo Isniintii hore, ciidamada Israa’iil ay saacad kasta marinka Qaza ku dhaawacayeen saddex carruur ah.Ilaa iyo hadda ugu yaraan 58 carruur ah ayaa halkaasi lagu dilay.