DHAGEYSO:Odayaal ku baaqay in meesha laga saaro mooshin ka dhan ah guddoomiyaha golaha hoose ee Garissa

0
363

Waxgaradka beel ka mid ah beelaha dega ismaamulka Garissa ayaa ku baaqay in laga laabto mooshinka ay qaar ka mid ah wakiillada golaha hoose ee dowlad deegaankaas ka gudbiyeen guddoomiyahooda