Waxaa muddo 16 saacadood ah la raadinaya meydka will 16 sano jir ah oo shalay ku dhacay lag ku taalo magaalada Wajeer .
Qaar ka mid ah dadka howlgalka samata bixinta wado ayaa warbaahinta la hadlay.
Waa qofkii labaad oo ku dhinto biyo muddo saddex cisho gudahood ah.