DHAGEYSO:Wajeer: Hooyo gabadh laga faraxumeeyay oo cadaalad dalbanaysa

0
253

Mid ka mid ah hooyooyinka ismaamulka Wajeer oo warbaahinta Star u sheegtay in la faraxumeeyay gabadheeda oo 8 sano jir ah ayaa cadaalad dalbanaysa.
Waxay laamaha ammaanka ka codsatay in ay gacanta ku soo dhigaan ninkii gabadheeda xadgudubka kula kacay.
Hooyadan iyo mid kale oo dhacdadaasi xog ogaal u ah ayaa dareenkooda sidatan u muujiyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here