6 ka mid ah shaqaalaha Hormuud oo qarax ku dhintay

0
328

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay qarax lala beegsaday gaari ay saarnaayeen howlwadeenno ka tirsan Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom.
Qaraxa oo ka dhacay deegaanka Garas-baalleey ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen dhammaan shaqaalihii saarnaa gaariga oo gaaraya ilaa iyo 6 ruux isla goobtana uu ku basbeelay gaarigii ay wateen.
Wararka qaar ee la helayo ayaa xaqiijinaya in qaraxu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso taasi oo qabsatay gaariga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here