Isku duwaha ammaanka ee waqooyi bari oo ka hadlay hadal ka soo baxay Cali Rooba

0
994

Isku duwaha ammaanka ee gobolka waqooyi bari u qaabilsan dowladda dhexe Nicodemus Ndalana oo ka hadlay hadaladii ka soo baxay barasaabka ismaamulka Mandera Cali Ibraahim Rooba ayaa sheegay in guddoomiyaha sida uu hadalka u dhigay aysan ahayn balse ay jirto caqabado ka dhan xaalad amni.
Mr Ndalana ayaa sheegay hadalka uu sheegay Mr Roba ay khalkahl amni ku abuurayso shacabka.
Waxaa uuna sheegay inay jirto xaalad amni maadaama ay Mandera xuduud la leedahay wadanka Soomaaliya.