Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka Amason Kingi ayaa hoosta ka xarriiqay in xuska qaran ee maanta loo dabaal degaya ee Madaraka Day uu yahay mid aad muhiim u ah.
Waxaa uu xusay in kenyaanka laga doonaya inay ku faanaan 60-ka sano ee ka soo wareegatay xilligii uu dalku noqday mid madax bannaan.
Amason Kingi ayaa sidoo kale sheegay in aqalka senate-ka uu xaqiijiyay in la ilaaliyo dowlad deegaannada in kastoo ay jirto caqabad dhaqaale oo ay hadda wajahayaan.