Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay duqeyn ku dishay sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab.
Maraykanka ayaa dhanka kale 5 milyan oo doolar u ballanqaaday cidii keenta xog cadeynaysa ama goobta uu ku sugan yahay Cali Maxamad Raage oo loo yaqaano Sheekh Cali Dheere ahna afhayeenka kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya.
Cali Dheere, waxa uu ahaa madaxa afhayeenka Al-Shabaab tan iyo bishii Shanaad ee May ee sanadkii 2009-kii, waana hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda, ayay tiri wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka.
Reward up to $5 Million for Info on
ALI MOHAMED RAGERage is a leader and spokesperson of the terrorist group al-Shabaab, which has killed 1000's of innocent people in eastern Africa.
Help us find him. Got a tip? Contact us. You could be eligible for a reward and relocation. pic.twitter.com/lbeyAb8HCv
— Rewards for Justice (@RFJ_USA) February 28, 2023