DHAGEYSO:Agaasimaha tacliinta Mombasa oo faahfaahiyay tirada ardayda ee dugsiyada xaadiray

0
254

Agaasimaha waaxda tacliinta ee ismaamulka Mombasa ayaa sheegay in boqolkiiba 78 ee ardayda ku biiraya fasalka koowaad ee dugsiyada sare ay tan iyo shalay tageen goobaha waxbarashada.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.