DHAGEYSO:Guddoomiyaha Mandera oo daahfuray 350 milyan oo ardayda looga bixinaya tacliinta

0
295

Barasaabka ismaamulka Mandera ayaa daahfuray barnaamij lagu qarash gelinaya 350 milyan oo shilin oo lacagaha dugsiyada lagu dhigto ee loo yaqaano fees-ka looga bixinaya ardayda wax ka barto dugsiyada sare.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.