Wararka Kenya DHAGEYSO:Xeryaha Dadaab oo uu ka socdo barnaamij indha-fiiq bilaash ah By star - January 13, 2023 0 260 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa xeryaha qaxootiga Dadaab ka socda barnaamij indha-fiiq bilaash ah oo indhaha loogu fiiqayo dadka aragga naafada ka ah. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/01/Baaruud-Dadaab-1.mp3