DHAGEYSO:4 qof oo ismaamulka Garissa ugu dhimatay cudurka daacuunka

0
300

Wasiirka caafimaadka ee ismaamulka Garissa Axmadnathiir Cumar iyo guddoomiyaha dowladda dhexe halkaasi ku matalo Boaz Cherutich ayaa dadweynaha kula taliyay ilaalinta nadaafadda.
Waxay sidoo kale faahfaahin ka bixiyeen dadaallada ay wadaan ee lagu xakameynaya faafitaanka cudurka daacuunka ee halkaasi ka dillaacay kaasoo ilaa iyo hadda ay u dhinteen afar qof.